Ururka Samafalka ALPHA TRUST Oo Deeq Lacageed ah Gaar Siiyay Qaar Kamid ah Dadka Danyarta ah Oo ku Nool Degmada Xudur.

0
252

Ururka samafalka ah ee Alpha Trust ayaa dhaqaalo lacageed gaarsiyey qaar kamid ah dadka danta yare e ku dhibaateysan Degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool, Waxaana dadka ka faa’idesteen ka mid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah kuwo heysta agooman iyo kuwo oo siyaabooyin kale u dhibaateysan.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here