Maamulka Dugsiga sare ee Degmada Xudur Oo Ka Waramay Heerka Waxbarasho Ee iskuulkaasi

0
303

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dugsiga sare ee Xudur waa iskuulka keliya ee dugsiga sare u gaar ah ee xudur leedahay kaasi oo dib loo dayactiray sanado ka hor.

Ardayda Magaalada markey ay gaaraan Waxbarshada dugsiga sare ay u aadi jireen Magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho si ay usii wataan Waxbarshada balse hada waxaa Magaalada laga hirgeliyey Waxbarshada dugsiga sare taasi waxay horseed u noqotay in ardayda Magaaladooda ay kusii wataan Waxbarshadooda.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here