Dhalinyarada Ka Shaqeysata Dhismiyaasha Guriyaha Oo Ka hadlay Sida ay Noloshooda Uga Maareeyaan.

0
271

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ee ka shaqeysta dhismiyaasha guriyah ayaa waxey shegeen in ay noqotey mid ay ku mareyaan noloshooda, dhalinyaradaan oo qaarkood qoysas ay ku bilaan shaqadaan ayaa waxey shegeen in ay ku faraxsan yihiin waana ay ku filan tahay lacagta ay ka helaan shaqadan oo ah noolasha maalin la’aha.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here