Xaflad dhalasho oo isu badashay Ganaax

0
313

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Lacag badan 11,000 oo giniga Ingiriiska ah ayaa lagu ganaaxay 14 qof oo waaweyn oo isagu yimid xaflad dhalasho oo Ilmo hal sano jir ah loo sameeyey.
Booliska Nottinghamshire ayaa wargaliyeen qaar kamida dadweynaha oo arkay boor ay ku qorantay xafalada goobta laga dhigayo.
Booliska ayaa sheegay in 24 qof oo 14 waaweyn iyo 10 Ciyaala ay isagu soo urureen guri ku ku yaal Mansfield.

Qof kasta oo ka midda dadkii waaweynaa waxa lagu ganaaxay 800 oo gini.
Sharci cusub oo la soo saaray January oo ku saabsan Covid19, ayaa dhigaya in dadka ka badan 15 qof ee Meel ku kulmo ganaax adag saaro.
Booliska ayaa sheegay in dadkaasi qaar ay kasoo safreen magaalada Birmingham, Iyagoo dibadana cunto ku sameeysaneyey.

Taliye ku xigeenka Booliska ee gobolka Steve Cooper ayaa yidhi” Ciidamadu naftooda iyo qoysaskooda ayeey halis galinyaan markay kolba yimadaan goobahan xafldaha lagu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here