Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Xaafadda Towfiiq ee Magaalada Baydhabo oo ka warbixiyey horumarada iyo dadaalada ay ka wadaan xaafadaasi.

0
229

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xaafadda Towfiiq waxey ka mid tahay 10 ka xaafadood ee ka jira Degmada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, sanadahaan waxey tahay mid horumaro wanaagsan ka sameyneyso adeegyada bulshada iyo isku xirnaan shaha bulshada xaafadda, ururada dhalinyarada iyo maamulka guud ee Degmada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here