Baydhabo(Radio Arlaadi)- Aqoon korosigaan ayaa ahaa mid loogu tala galay in lagu gorfeeyo Qaab-dhismeedka Manhajka Qaranka waxaana u Furmay Qaar ka Mid ah Macalimiinta, Maamuliyaasha Iskuulada Iyo Bahda Waxbarshada Dowlad Goboleedka KGS Kaasi oo Socon Doono Labo Maalin.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade