Maanta Oo Dunida laga xusayo Maalinta ciribtirka gudniinka fircooniga.

0
290

Baydhabo(Radio Arlaadi) sanad weliba lixdda bisha Labaad ayaa waxaa la xusaa maalinta ka hortaga gudniinka fircooniga ah, waa maalin laga wacyigeliya dadka dhibaatada uu leeyahay gudniinka fircooniga.

Gudniinka Fircooniga ayaa ah caado dhaqameed loogu dhaqmo wadamo badan oo caalamka ka mid ah, dalka soomaaliya ayaa ka mid ah goobaha si weyn looga isticmaalo gudniinka fircooniga.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here