Wasiirka Shaqada KG Oo Ganacsatada KG Ugu Baaqey in Gargaar La Gaarsiiyo Bulshada Ku nool Degmooyinka Qansax- dheere iyo Diinsoor ee Gobolka Bay.

0
241

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Abdulaqaadir Cumar Abdulaahi Baasto oo ah Wasiirka Wasarada Sheqada iyo Shaqaalaha Dowlada Goboleedka KGS ayaa Waxaa Uu Ka Warbixiyey arimo Dhowr ah Oo Ku Saabsan Wax Yaabaha u Qabsoomey Wasarad iyo Sidoo Kale Mashaariicda Miiska u Saaran Oo La Qorsheynaayo in Dhawaan Laga Fuliyo Degaanada KGS.

Dhanka Kale Abdulaqaadir Cumar Abdulaahi Baasto oo ah Wasiirka Wasarada Shaqada iyo Shaqaalaha Dowlada Goboleedka KGS ayaa Baaq U direy Dhamaan bulshada Reer Konfur Galbeed Meel Welbo ay Jogaan in ay Gacan Ka Geystaan Xaaladaha Bani’aadanimo ee Ka jira Degmada Qansax Dheere Ee Gobolka Baay.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here