Kun qoys oo danyar ah Oo Xuddur loogu qeybiyay raashin ay wasaaradda gargaarku gaarsiisay magaaladaasi.

0
342

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qoysas danyar ah oo gaaraya 1000 qoys oo ku nool Degmada Xudur ayaa ka faa’iidaystay wajiga labaad ee bixinta Gaargaarka ay si Wadajir ah Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Wasaaradda Gargaarka iyo mareynta masiibooyinka Dowlada Federaalka Soomaaliya maalmo ka hor ay soo gaarsiiyeen Magaalada Xudur.

Deeqdan oo isugu jirtay Bur, Bariis, Sokor, saliid iyo timir ayaa ugu deeqay shacabka danyarta ah ee xudur dadka Alle Wax siiyay kuwaasi oo ku nool dalka iyo dibada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here