Kulan Ciyaareed Lagu Furayey Mid Kamid ah Garoomada yar yar oo Laga Dhisey Magaalada Baydhabo.

0
254

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Koonfur Galbeed Iyo Masuuliyiin ka tirsan Ururka Kubada Cagta Koonfur Galbeed ayaa ka qeyb galey Furitaanka Salax Cusub oo laga hirgaliyey Xaafada Cuney Ee Malaagada Baydhabo.

Salaxaan oo noqonaya kii ugu horeeyey ee laga hirgaliya xaafadaan cuney waxaa uu dhalinta xaafadaan ay u arkaan mid wax badan kaga faa’idayaan dhanka dheelista ciyaaraha maadaama uu dhismo ku socdo garoonka ciyaaraha Dr Ayuub ee Magaalada Baydhabo .

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here