Maamulka Degmada Baydhabo Oo Bulshada Ugu Baaqay Inay Dib U Qaataan Sabar Loogada Guriyaha.

0
267

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhawaan ayay ahayd Kadib Markii Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Dowladaha Hoose Ee Koonfur Galbeed ay soo saartay in Shacabka Ku nool deegaanada Koonfur galbeed ay dib u soo Cusbooneysiiyaan Shahaadada Dhulalka ama Guryaha, kuwii goostay Sabar loogada waqtigii Dowladii Dhexe Soomaaliya oo Hadana Heysta si dib loogu soo Cusbooneysiiyo iyo Kuwii ka lumay Ama Heysan.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here