Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka wasaaradda Bay’ada iyo duurjoogta ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed Cali Isaaq Cumar ayaa waxaa uu sheegey in muddooyinkaan ay soo badanayaan xaalufinta ama jaridda dhirta taasi oo loo isticmaalayo dhuxusha iyo wax yaabo kale.
Wasiirka ayaa tilmaamey in Degmooyin badan oo ka tirsan Gobolada baay, Bakool iyo Gobalka Shabeelaha hoose ay ka mid yihiin meelaha sid aadka ah ay ugu socdaan jaridda dhirta.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera