Xogayaha Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo Oo Ka Warbixiyay Howlaha Dhismayaasha ee ka socda Magaalada.

0
308

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xogayaha Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo, Cabdishakuur Sheekh Aadan Oo La hadlaayay Radio Arlaadi ayaa Sharaxaad Ka bixiyay Howlaha Dowlada Hoose ay Magaalada Ka wado, Sida soo Celinta Bilicda,Nadaafada dhismayaasha Wadooyinka gala Xaafadaha Si loo fududeeyo Ganacsiga iyo isku socodka dadka iyo Gaadiidka, Sidoo kale sidii dib loogu hagaajin lahaa Wadooyinka gala Suuqa iyo dhismayaasha ku yaala kuwaasi oo qeyb weyn ka qaadanaya Kobaca dhaqaalaha Maamulka.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here