Qaar Kamid ah Dhalinyarada Ku nool Magaalada Baydhabo Oo Codsaday in Shaqa Abuur Loo Sameeyo

0
632

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku meel gaarka maamul Gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxa ku soo badanayaan dhalinyarada shaqa la,aanta ah taasi oo sababtay in ay dhalinyaradu ay noqdaan kuwa fadhi ku dirirka fadhiistaan iyadoo aysan awoodin in ay iska bixeyaan lacagta shaaxa taasi oo ay intooda badan ay ku ka liftay dhalinta in ay ka tahriibaan dalkood soomaliya.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here