Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qaar ka mid ah Barakacayaasha ku nool Kaamamka ku yaal Duuleedka Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa Waxaa Kormeer ku tagey Masuuliyiin ka socotay Wasarada Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Hay’adda ACF oo dhawaan ay gargaar daawo ah gaarsiisey Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir