Khuburo ka tirsan WHO oo booqday cisbitaalkii ugu horreeyay ee la geeyay dad uu ku dhacay Koroona

0
354

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Khubaro ka tirsan Ha’yadda Caafimaadka Adduunka oo baaraya asal ahaan halka uu kasoo bilowday fayraska Koroona waxay booqdeen Cisbitaalka Jinyintan ee Wuhan halkaas oo qaar ka mid ah bukaanadii ugu horreeyay laga helay cudurka Covid-19 lagu daweeyay.

Mid ka mid ah xubnaha booqday cisbitaalka ayaa sheegay in booqashadu ay u tahay fursad muhiim ah oo ay kula hadli karaan dhakhaatiirtii ku howlaneyd wakhtigii uu xanuunku bilowga ahaa xiligaas oo xaaladda ahayd mid xasaasi maadama xakameynta cudurka lagu guuldareystay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here