Mid ka mid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo oo mudo la nool yahay cudurka Sokorta ama Macaanka oo Codsaday in La Caawiyo

0
269

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Saleymaan Maxamed waa 31 sano jir ku dhashey kuna soo barbaarey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay, saleymaan Wuxuu ka mid yahay boqolaalka dhalinyaro ee shaqo la’aanta ku ah Magaalada Baydhabo waana qof danyar ah oo aan heysanin daryeel fiican ama caawinaad.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here