Tababar Lagu Baranayay Sida Loo Sameyn karo Cilmi Baaris Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalada Baydhabo.

0
261

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tababarkaan oo soconaayey mudo isbuuc ah kuna saabsanaa cilmi baarista,barista iyo Barashada ayaa la siiyay macalamiin iyo dhakhaatiir ka Howlgalaan Qaar ka mid ah Jaamacadaha iyo cisbitaalada magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here