Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Deeq Raashin ah Gaarsiisey Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

0
259

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ku dhowaada 49 kartoon oo isuga jira bur bariis sokor saliid iyo timir Ayaa la gaarsiiyey Degmada Xudur Ee Xarunta gobolka Bakool Waxaana deeqdaani iska kaashadey Dowlada fadaraalka Soomaliya, Dowlada goboleedka KGS iyo dadka qurba joogta ah ee ku nool dalka Banankiisa Waxeyna ay tani qeyb ka tahay dadaalada looga jira sidii Baahiyaha haysta bulshada Gobolka Bakool looga haqab tiri lahaa.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here