Shir Looga Hadlaayey Xaalada Bani’aadanimo ee ka Jirta Degmada Qansax Dheere Ee Gobolka Bay oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo.

0
290

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shir looga arinsanayo xaaladda bani’aadanimo ee Degmada Qansax dheere ee Gobolka Baay ayaa khadka Online ka uga fuurmay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdinasir Cabdi Caruush oo shir Gudoominaayay Shirka, waxana sidoo kale kulankan lagu casuumay Gudoomiye ku xigeenka 1aad Ee Barlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,Gudoomiyaha Gobolka Baay,Gudoomiyaha Degmada Qansax dheere iyo 25 Hay’adood oo Arimaha Gargaarka ka Shaqeeya.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here