Beeraleyda Degmada Waajid ee Gobolka Bakool oo lagu Wareejiyay Agabka lagula dagaalamo Cayayaanka Beeraha Cuna.

0
325

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Agabkaan Lagu wareejiyay Beeralayda Degmada Waajid ayaa isugu jirta Haamanka Lagu shubo Sunta Lagula dagaalamo Ayaxa, Dharka laga gaashaanto Halista Sunta iyo kuwa kale Kuwaasi oo Loogu tala galay in Lagula hortago dhibaatada Ayaxa soo Weeraray Deeganada KG gaar ahaan Gobalada Baay iyo Bokool, si ay qeyb ugu qaadato sidii loogu adkaan lahaa Ayaxaasi sida Raxan raxanka ah u socda islamarkaana Baabi’inaya Beerahooda.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here