In ka badan 900 oo qoys oo ku Nool Degmada Xudur oo la gaarsiiyey Deeq raashiin ah.

0
241

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Deeq Raashiin ah oo isugu jirta Bur, Bariisa sokor iyo saliid ayaa Waxaa loo qeybiyey ku dhowaad sagaal boqol oo qoys kuwaasi oo Ku nool degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool iyo Degaanada Hoos yimaad degmadaasi.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here