Baydhabo(Radio Arlaadi)-in ka badan Boqol qof oo isugu jira Dad waaweyn iyo Caruur ayaa Cisbitaalka Weyn ee Gobalka Baay loogu bilaabay Adeegyo Caafimaad oo qaliinka Faruuraha ah ama Darbaanta ah, waxaana iska kaashaday Adeegyadaasi Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed iyo Maamulka Cisbitaalka iyagoo qaliimada ay fulinayaan Dhaqaatiir Ajanabi ah.
Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan