Gudoomiyaha Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay Oo Kulan La Qaatey Qaar Ka mid Ah Saraakiisha Ha’yaddaha Ka Shaqeeya Degmadaasi.

0
249

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankan ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Maamulka Diinsoor Ee Gobolka Baay,waxaa Kulanka ka soo qeyb galay Hey’adaha Samafalka iyo Kuwa taageera Maamulka.

Kulanka ayaa Shir gudoominayay Gudoomiyaha Degmada Diinsoor Kaasi oo qaatay mudo Saacad ah waxaana aad loogu hadlay inta Shirkaas socday Xaalada guud ee Degmaasi ka jirta gaar ahaan Arimaha bani,aadanimada maadama mudooyinkii ugu dambeeyay halkaasi ay ka jirtay dhibaatooyin Nolosha Bulshada si aad ah u taabatay,gaar ahaan Saameynta Ayaxa.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here