Kulan Looga Hadlaayey Dhibaatooyinka Xiliyada Dhalmada Haweenka iyo Sida Looga Hortago Oo Lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
318

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya oo ka dhacay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa looga hadley hooyooyinka dhibaatada ay soo wajahdo xiliga dhalmada iyo sidii looga hortagi lahaa.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here