Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasarada Caafimaadka Ee Dowlada Goboleedka KGS ayaa ku dhowaad Mudo shan maalin ah Wuxuu u Socdey tababar oo ahaa Tayeynta Shaqaalaha Wasarada Waxaan Soo Xirey Agaasimaha Guud ee Wasarada Caafimaadka KGS.
Warkan Waxaa inoo haye Maryan Macalin Abshir