Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya Oo Baydhabo Lagu Caleema saarey

0
372

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabad Kooban oo ay ka dhacday Xarunta Jaamacada Koonfurta Soomaliya Ee Magaalada Baydhabo,Munaasabada ayaa ahayd mid lagu Caleema saarayay Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya kaasi oo Ardeyda Jaamacada dhawaan dorteen, Munaasabada ayaa ahayd mid lagu dhiira gilinayay Ardeyda in ay Xoojiyaan wax barashadooda.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here