Wasiirka wasaarada Awqaafta iyo arimaha Diinta ee maamulka konfur galbeed somaliya C/laahi C/raxmaan Ibraahim Baar-dheere ayaa radio arlaadi ugu waramay doorka ay culimada KG ay ku leeyihiin shirkaasi ka furmaya magaalada moqdisho.
Halkan Hoose Ka Dhageyso.