Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Koob Loogu Magac daray Is-dhaxgalka Bulshada.

0
271

Baydhabo(Radio Arlaadi)-In muda ah ayaa Degmada Waajid Ee Gobalka Bakool waxa ka socday ciyaar loogu magac darey is dhaxgalka bulshada kaasi oo lagu soo gabagabeey degmada waajiid, Waxaana xiritaanka koobkaasi ka soo qeyb galey Gudoomiyaha degmada waajid ee gobalka bakool mudan maxamed yuusuf , gudoomiye ku xigeenka Maxamed Aw Dheere iyo Gudoomiyaha ururka Haweenka ee Degmadaasi.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here