Dhalinyarada Ka Shaqeysa Garaashyada Alxanka ee Baydhabo Oo ka Waramay Shaqadooda.

0
312

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Rag fara Badan ayaa Waxey ku Shaqeystaan Farsamad gacanta Qeybaheeda kala duwan ayigoo isuga jira dhalinyaro iyo dad Waaweyn waxeyna ay ka soo saartaan maareynta noolashooda.

Sadiiq Cabdi waxa uu ka mid yahay dhalinyarada ka shaqeysa Farsamada gacanta shaqadiisana waxa ay tahay Alxanka biraha wuxuuna uu ku guda Jira mudo fara badan wuxuuna sheegey in sheqdaani ay tahay mid aad u dhib badan si gaar ah Alxanka biraha wuxuu dhibaato u geystaa Indhaha iyo qeybaha kale ee jirka hadii uu gaaro kuleylka birta ka soo baxa.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here