Maamulka Degmada Baydhabo Oo Dhagax Dhigey Wado Muhiim u ah Dadka Xaafada Isha Ee Magaalada Baydhabo.

0
378

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka Degamada Baydhabo ayaa waxaa uu dhagax dhigey wado muhiim u ah dadka iyo Gaadiidka ee wadadaasi oo laga dhagax dhigey xaafada isha ee Magaalada Baydhabo.

Gudoomiyaha xaafada isha oo dhagax dhiga joogay ayaa waxaa uu kahadley muhiimada ay wadadan uleedahay bulshada islamarkaana maamulka degmada ugu mahadceliyey kaalinta ay ka qaadanayaan dhismaha wadadan.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here