Cudurka karoona feyris oo haleelay 93 malyan oo ruux.

0
270

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa kor u sii socota tirada dadka uu ku dhacayo xanuunka COVID-19 dunida, iyadoo gaartay 93 milyan oo qof, halka 2 milyan ay u dhinteen.

Mareykanka ayaa weli ah dalka ugu badan oo waxaa uu xanuunka ku dhacay 23 milyan oo qof, dhimashaduna waxay ku dhowdahay 400 oo kun oo qof.

Dowladaha caalamka ayaa shacabka dalkooda ugu baaqay inay kala fogaadan maadaam sida kaliya ee cudurkan looga gashaman karo ay tahay in la isku jirsado masaafo hal ilaa laba mitir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here