Xaflad Shahaadooyin lagu gudoon siinaayay Arday baratay Xifdinta Qur’aanka oo Baydhabo lagu qabtay.

0
323

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dugsiga xifdinta Qu’aanka kariimka abuu jacfar ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtey xaflad shahadooyin lagu gudoon sinaayey ardeyda dugsiga oo dhameysteen muddo kadib xifdinta Qu’aanka kariimka.

Dufcadaan oo ay tahay dufcadii kowaad ee ka qalan jibiyaan Dugsiga xifdinta Qu’aanka kariimka abuu jacfar ee Magaalada Baydhabo ayaa maamulka dugsiga waxey ku amaaneen in ay yihiin kuwo dadaalo ay ku bixiyeen in ay heerkaan ay soo garaan.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here