Mid ka mid ah Macalamiinta Gobalka Bakool Oo Sheegay in ay u baahan yihiin Tababaro kor loogu qaadaayo Aqoontooda.

0
322

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Macalimiintu waa kuwa Gudbinaya ama ku faafiya Waxbarashada Aduunka oo dhan, Tan iyo inta taariikhda la xuso waxa Jirey Markasta Macalimiin iyo dad Aqoon leh oo dadka kala dagaalama Jahliga isla markaasina wax bara, Waa Tusaaliyaal fiican iyo dad ku dayasho leh ama lagu Faano oo Bulsho kastaa leedahay.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here