Xaflad isugu jirtay Casha –Sharaf iyo Maamuus Oo Madaxtooyada KG loogu sameeyay Xulka kubada Cagta KG

0
248

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ‘Lafta gareen’ ayaa ka Qeyb-galay Xaflad lagu Maamuusaayey Xulka kubada Cagta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Sidoo kale Munaasabaddaan ayaa waxaa qeyb ka ahaa gudoomiyaha baarlamaanka kg, xildhibaano, wasiiro, xiriirka kubadda cagta koonfur galbeed maamulka iyo ciyaartoyda kg iyo kooxda fanaaniinta janaawkey.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here