Mesut Ozil Oo Magacaabay Shaxdiisa Ugu Fiican Arsenal Tan Ilaa Markii Uu Ku SOo Biiray Kooxda.

0
302

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal ee Mesut Ozil ayaa doortay shaxdisa ugu fiican kooxda Arsenal tan ilaa markii uu ku soo biiray kooxda.

Xiddiga khadka dhexe ee Mesut Ozil ayaa u muuqda mid isaga tagi doona kooxda Arsenal bishan isaga oo ku dhaw in uu ku biiro kooxda Fenerbahce.

Xiddiga Ozil ayaa ka qayb qaatay su’aalo iyo jawaabo Twitter-ka ah waxana lagu waydiiyay in uu doorto shaxdiisa ugu fiican intii uu joogay kooxda Arsenal.

Ozil ayaa isaga iyo Aubameyang kaliya shaxda ku daray halka ay dhamaan xiddigaha kale yihiin kuwo isaga tago kooxda Arsenal sanadihii ugu dambeeyay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here