Mid kamid ah dhaqaatiirta Baydhabo oo ku baaqay in aan haweenka uurka leh lagu dhalin guriyaha.

0
272
Mother Contemplating Babies Birth

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dr maxamed Abshir oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgasha Cisbitaalka Daaru dawaa oo ku yaala Magaalada Baydhabo oo ku taqasusey cudurada guud
Ayaa Radio Arlaadi Sharaxaad ka siiyay cudurada ku dhaca Hooyada Xiliyada Uurka ay leedahay iyo meelaha ay u wanaagsan tahay in Haweenka uurka leh ay ku dhalaan.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here