Baydhabo(Radio Arlaadi)- Iskuulada Magaalada Baydhabo oo 15 maalmood ay u fasaxanaayeen imtixaanka nisful caamka ama kan dhaxe ayaa shaley dib loo furay dhamaan iskuulada nidaamiga ee ku yaala Baydhabo.
Iskuulka Hoose,dhexe iyo sare ee Al-qalam wuxuu ka mid yahay iskuulada dib loo furay si ay ardeyda casharada sanad dugsiyeedka 20/21 usii wadan lahaayeen.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar