Wasaaradda Waxbarashada KGS Oo Baydhabo Ku daahfurtey Kulan Looga Hadlayey Tayada iyo Kor u qaadida iskuulada Deegaanada KGS.

0
292

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankaani ayaa ahaa mid looga Tashanaayey Tayeenta iyo Kor U qaadista Iskuulada Degaanada Koonfur Galbeed Soomaliya waxaana si rasmi ah u daah furey Wasiirka Wasaarada Waxbarshada dowlada Goboleedka KGS .

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galey Maamuliyaasha iskuulada magaalada Baydhabo iyo bulshada qeybaheeda kala duwan, Mudada uu socdo kulanka ayaa waxaa looga hadli donaa tayada waxbarshada ee Ardeyda.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here