Waxaa Maanta Magaalda Baydhabo ee xaruunta gobalka baay dib ugu soo laabtay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dastuurka KGS Mudane Adan Xasan Maxamed oo ku maqnaa Magaalda Kismaayo oo ugu maqnaa howla Shaqo
Adan Xasan Maxamed oo ah wasiirka wasaarada ayaa ka warbixiyey Safarkii ugu Maqna Kismaanyo iyo Muqdisho
Halkan Hoose Ka Dhageyso.