Munaasabad ay ku Qalin Jabinayeen Ardey Wax ka Baratey Machadka Al-Azhar Oo Lagu Qabtey Magaalada Baydhabo.

0
206

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinaayey ku dhawaad 80 tan arday oo iskugu jira Wiilal iyo gabdho oo dhameystay Barashada Kombiyuutarka,Cilmiga Caafimaadka iyo luuqada Ingiriiska, kana barteen Akadeemiyada Al-azhar ayaa lagu qabtay Magalaada Baydhabo.

waxaana munaasabadda goobjoog ka ahaayeen Gudoomiyaha midowga iskuulaadka Nidaamiga ee Baydhabo, Macalimiinta iskuulada iyo Jamacadah iyo Marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here