Wasaarada Waxbarashada KG Oo Sheegtay in ay Waxbarasho Bilaash ah Siin doonto Dadka Danyarta ah.

0
264

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowlad Gobaleedka koonfur galbeed Soomaaliya Maxamed Yusuf Xasan Waliid oo la hadlaayey boqol arday ka qalan jibineysay kuliyado kala duwan ee heerka kowaad ee jamacada ayaa sheegay inay waxbarshada ilaa heerka jaamacada ka bixinayaan Carruurta waalidkooda awoodin inay ka bixiyaan lacagta.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here