Dhalinyarada Ku nool Kaamamka Barkacyaasha Ee Duleedka Baydhabo oo Dalbaday in Shaqa Abuur Loo sameeyo.

0
332

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhalinyaro badan oo ku nool kaamamka ku yaala Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa sanadahaani helin fursado ay ku helaan shaqooyin iyo waxbarasho ku filan, in kastoo kaamamka ay ku yalaan iskuulo yar yar oo aan dhaafsaneyn dugsiga dhaxe.

Qaar ka mid ah dhalinyaradaan oo ay ka soo jedaan qoysas dan yar ah oo ay jogaan xiligii waxbarashada ayaa waxey ka xamashaan suuqyada Magaalada halka kuwa kalena ay iska dhax jogaan kaamamkooda.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here