Daawooyinkan la gaarsiiyey isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka Degmada Waajid Gobolka Bakool Waxay ka timid wasiirka Cadalada iyo garsoorka Dowlada Federalka cabdiqadir maxamed nuur jamac Asagoo kaa shanaayo Hay”aada Favori.
Warkan Waxaa inoo Haya. Bishaar Mayow