Baydhabo(Radio Arlaadi)-Aqabyadan Hey’adda NRC ku Wareejisay Maamulka Degmada Baydhabo ayaa isuga jiray agab Xafiiseed loogu tala galay in Bulshada Loogu Adeego gaar ahaan Waxda dhulalka Farsamada Dowlada Hoose Waxaana Ka mid agabyadaasi Kumbiyuutaro, Mashiinada lagu Daabaco Shahaadooyinka dhulalka,iyo Armaaja lagu keydiyo Dukumintarada
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade