Bulshada Magaalada Baydhabo Oo Ku baaqday in La joojiyo Xaywaanaadka Lagu soo daayo Magaalada Gudaheeda.

0
291

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhawaan warqad ka soo baxday xafiiska gudoomiyaha Degmada Baydhabo Xasan Macalin Axmed “Biikoole” ayaa waxaa lagu war galiyey dhamaan shacabka ku nool Baydhabo gaar ahaan dadka leh xoolaha ay dhax waregayaan Magaalada dhaxdeeda si loo ilaaliyo nadaafada iyo bilicda degaanka.

iyadoo taasi ay jirto ayaa hadana waxaa weli taagan dhibaatada lagu qabo xoolaha dhaxmarayaan suuqyada iyo waddooyinka ugu muhiimsan Degmada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here