Qaar ka mid ah Dadka ka shaqeeya Kawaanka Hilibka ee Baydhabo Oo Ka Waramay Sida ay noloshooda ugu maareeyaan

0
568

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Suuqa Kawaanka Hilibka Waxaa ku shaqeysta dhalinyaro fara badan kuwaasi oo iibiyo Hilibka Geela iyo Ariga oo dadka ay wada Cunaan,Xoolaha ayaa waxaa laga soo qalaa meel gaar ah oo aan suuqa ahayn waxeyna ka dib ay ku iibiyaan kawaanka .

Hadaba si aan wax badan uga ogaano dhalinyarada ka ganacasata hilibka sida Noloshooda ay uga Maareeyaan ayaan waxaa booqanay Kawaanka Weyn ee Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay halkaasi oo ay ku shaqeystaan Rag iyo Dumaraba.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here