Warbixin:- Dhalinyaro Noloshooda ku Maareeya Ka Ganacsiga Digaaga Ama Doorada.

0
400

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Digaagu ama Doorada Waxay ka mid tahay xoolaha kuwooda ugu yar ee Soomaalidu Xanaaneysadaan, Waxaana la Cunaa hilibkooda iyo Ukunteedaba. Hilibka digaaga iyo ukuntaba waxay ka mid yihiin cuntooyinka nafaqada iyo Buratiinka u leh Bani,aadamka.

Ka Ganacsiga digaaga Waxaa inta badan nolashooda ku maareya dhalinyaro fara badan
Waxaana doorooyinka lagu iibiyo suuqa dooriyaasha laga keenaa Baadiyaha.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here