Guddiga Dhismaha Buundada Salaamey Ee Magaalada Baydhabo Oo Ganacsatada Iyo Dowlad Goboleedka KGS Ka Codsaday In Gacan Laga Siiyo Dhameystirka Dhismaha Buundadaas.

0
434

Waxaa si toos ah u socdaa aas aaska dhismaha buundada salaamey ee Magaalada Baydhabo taasi oo dhismaheeda yimid ka dib markii dhibaatooyin badan ay kala kulmeen shacab weynaha isticmalaan wadadaasi xiliyada waddo biayah.

Warkan Waxaa Inoo Haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here