Xaflad Shahaadooyin Lagu Gudoonsiinayey Ardey dhameysatay Kuliyada Kala duwan Oo Ka baxday Jaamacada BIU Oo Lagu Qabtey Magaalada Baydhabo.

0
335

Munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsinayey ku dhawaad 74 arday oo iskugu jira wilal iyo gabdho oo dhameystay Barashada Kuliyadu kala duwaan kana barteen Jamacada Calamiga Baydhabo mudo afar sano ayaa manta munaasab ay kaso qeyb kalay Gudoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya,Xillibano iyo marti sharaf kale lagu qabtay Magalaada Baydhabo.

Warkan Waxaa Inoo Haya Bishaar Mayow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here